Labo qarax oo caawa ka dhacay Guri uu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka DF

Degmada Wanle-weyn ee gobolka Shabeellaha hoose wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in caawa halkaas ay ka dhaceen qaraxyo xoogan oo Khasaaro geystay. Ugu yaraan labo qarax ayaa gudaha degmada Wanla-weyn laga maqlay, waxaana cirka isku shareeray uuro Madow sida dadku degaanku sheegayaan. Wararka qaar ayaa sheegaya in labada qarax ay ka dhaceen hoyga … Continue reading Labo qarax oo caawa ka dhacay Guri uu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka DF